Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 10/01/2014

Laba ka mida cayaartoyda naadiga Savana FC ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Savana iyo Elman FC 10-kii bishan Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqada cayaar yahan kasta uu ganaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Numebr Date minute Caution
Abdimahad Nur Jimale 8 10/01/2014 2oth Yellow card
Hassan Ibrahim Ali 1 10/01/2014 35th Yellow card

 

Scroll to Top