Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 14/01/2014

Laba cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Horseed FC ayaa ganaaxyo qaatay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada kala ah Horseed iyo Gaadiidka 14-kii bishan Janaayo sanadka 2014.

Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqada cayaar yahan kasta uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Abdi Hussein Ahmed 5 14/01/2014 44th Yellow card
Abdulkader Mohiyadin Hassan 9 14/01/2014 83rd Yellow card
Scroll to Top