Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 16/01/2014

Ilaa iyo sadex cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Elman FC ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Elman VS Heegan ee dhacday 16-kii bishan Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, nooca ganaax-yada ay qaateen iyo waliba daqiiqada uu cayaaryahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

 

Name Number date Minute Caution
Abdullahi Yusuf Osman 11 16/01/2014 32nd Yellow card
Yahye Abdirashid Muse 12 16/01/2014 73rd Yellow Card
Nune Abdi Abtidon 28 16/01/2014 83rd Yellow card
Scroll to Top