Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 20/01/2014

Ilaa iyo sadex cayaartoy oo ka tirsan naadiga Horseed ayaa ganaaxyo qaatay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Horseed VS Savana ee dhacday 20-kii bishan Janaayo 2014.

Magacyada cayaaryahanada la ganaaxay, nooca ganaaxyada ay qaateen iyo waliba daqiiqada uu cayaaryahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Abdulkarim Abdalla Mahmoud 11 20/01/2014 12th Yellow Card
Abdi Hussein Ahmed 5 20/01/2014 45th Yellow Card
Abdi Wahid Mohamed Mahad 2 20/01/2014 57th Yellow Card
Scroll to Top