Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 23/01/2014

Ilaa iyo 4 cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Heegan ayaa la siiyay ganaaxyo intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Heegan VS Jeenyo ee dhacday 23-kii bishan Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo waliba daqiiqada uu cayaar yahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaaxda hoose.

Name Number Date Minute Cautions
Sid Mohamed Omar 6 23/1/2014 15th Yellow card
Deq Abdullahi Nur 9 23/1/2014 70th Yellow card
Jibril Hassan Mohamed 10 23/1/2014 85th Yellow Card
Ahmed Osman Abdulle 4 23/1/2014 90th Yellow Card
Scroll to Top