Ilaa iyo 5 cayaartoy oo ka mida naadiga Horseed ayaa la siiyay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar aad loogu lafa murxay oo dhex martay naadiyada Elman FC iyo Horseed 24-kii bishan Janaayo 2014-ka
Magacyada cayaartoyda, nooca ganaaxyada ay qaateen iyo waliba daqiiqada cayaaryahan kasta uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose
| Name | Number | Date | Minute | Caution |
| Bashir Aden Iiman | 16 | 24/01/2014 | 15 | Yellow Card |
| Abdulkader Mohiyadin Hassan | 9 | 24/01/2014 | 66th | Yellow Card |
| Yusuf Mohamed Diriye | 24 | 24/01/2014 | 82nd | Yellow Card |
| Moh’ed Abdulkader Abdullahi | 21 | 24/01/2014 | 90th | Red Card |
| Mustaf Ali Ibrahim | 13 | 24/01/2014 | 90th | Yellow Card |
