Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 28/01/2014

Laba cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Dekedda ayaa ganaaxyo qaatay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Dekeda iyo Savana ee la cayaaray 28-kii Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqada uu cayaaryahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

 

Name Number Date Minute Cautions
Abdirisak Abdullahi Hussein 23 28/01/2014 24th Yellow Card
Ahmed Mohamed Hassan 6 28/01/2014 35th Yellow Card
Scroll to Top