Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo Dekedda: 14/11/2013

Laba ka mida cayaartoyda naadiga Dekedda ayaa la siiyay ganaaxyada loo yaqano Jaalaha intii ay socotay cayaar adag oo dhex martay Dekedda VS Heegan 14-kii bishan November, sababo la xariira qaladaad ka dahan ah qawaaniinta kubada oo cayaartoydaasi galeen

Hadaba magacyada cayaartoyda, numberada funaadaha ay xirtaan iyo daqiiqadaha ay ganaaxyada qaateen intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Names Numbers Minutes Date Caution
Ahmed Isse Ali 5 4th 14/11/2013 Yellow Card
Abdi Shakur Mahmoud Ahmed 9 48th 14/11/2013 Yellow Card
Scroll to Top