Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: Jeenyo Nov 11 2013

2 ka mida cayaartoyda Naadiga jeenyo United ayaa la siiyay calaamadaha jaalaha loo yaqaano intii ay socotay cayaar ay la yeesheen naadiga Savana FC 11-kii November 2013.

Magacyada cayaartoday la ganaaxay, numberada funaanadaha ay xirtaan, daqiiqadaha ay ganaaxayada qaateen iyo nooca ganaaxayada intaba waxay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number minute date Cautions
Hamza Mohamed Mahmoud 13 43rd 11/Nov/2013 Yellow Card
Abdi Aziz Mohamed Atosh 10 79th 11/Nov/2013 Yellow card
Scroll to Top