Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: Savana Nov 11 2013

2 ka mida cayaartoyda Naadiga Savana FC ayaa la siiyay calaamadaha jaalaha loo yaqaano intii ay socotay cayaar ay la yeesheen naadiga jeenyo United 11-kii November 2013.

Magacyada cayaartoday la ganaaxay, numberada funaanadaha ay xirtaan, daqiiqadaha ay ganaaxayada qaateen iyo nooca ganaaxayada intaba waxay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number minute date Cautions
Liban Ahmed Said 5 19th 11/Nov/2013 Yellow Card
Abdullahi Ali Ahmed 11 44th 11/Nov/2013 Yellow card
Abdullahi Ali Ahmed 11 62nd 11/Nov/2013 2nd Yellow Card

 

Scroll to Top