Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaxyo Heegan: 14/11/2013

Intii ay socotay cayaartii dhex martay Heegan VS Dekedda 14-kii Bishan November, ayaa sadex ka mida cayaartoyda naadiga Heegan waxaa ay qaateen ganaaxyo sababo la xariira qaladaad ay galeen.

Hadaba magacyada sadexda cayaaryahan, numberada funaadaha ay xirtaan iyo daqiiqadihii ay ganaaxyada qaateen waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Names Numbers Minutes Date Caution
Osman Yusuf Osman 16 26th 14/11/2013 Yellow Card
Siid Mohamed Omar 6 43rd 14/11/2013 Yellow card
Mohamed Abdi Hayow 15 90th 14/11/2013 Yellow Card
Scroll to Top