Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Garsoorayaasha heerka sare ee dalka ayaa maanta laga qaaday tijaabada orodka….

 

Garsoorayaasha heerka sare ee dalka ayaa maanta laga qaaday tijaabada orodka oo qeyb ka ah koorsada heer FIFA ee (FIFA Elite Referees Course).
Waxaa ka qeybgalay dhamaan garsoorka kuwa gaaray darajada sare ee FIFA & Kuwa kale ee maamula ciyaaraha ugu sarreeya dalka.

 

 

Waaxda warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Cagta.

Email:media@footballsomalia.so

Scroll to Top