Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Guddiga Farsamada

Gudiga Farsamadu waa hogaanka dhamaan waxyaabaha farsamada la xariira ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta, waana guddi muhiim u ah sii wadista howlaha xiriirku qabto.

Guddigan waxaa isna hogaamiye looga dhigaa xubin ka mida guddiga fulinta xiriirka soomaaliyeed, waxaana uu ka kooban yahay macaimiin hore iyo khabiiro kale oo kubada cagta ah.

Abdirashid Hussein Addo

Guddoomiye

Yahye Mohamed Abokar

Xubin

Bashiir Elmi

Xubin

Mukhtar Mohamed Ahmed

Xubin

Hussein Ali Abdulle

Xubin

Yusuf Ga’al Ahmed

Xubin

Abdi Farah Ali

Xubin

Scroll to Top