Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Guddiga Garsooreyaasha

Guddiga Garsooreyaasha waa xubin aad muhiim ugu ah dhaq dhaqaaqyqaada xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta, maadaama garsoor la’aan aanay suuragal u noqon karin xiriirku in uu tartamo qabto.

Sidaa daraadeed guddiga garsoorka waxaa lagu tilmaamaa mid ka mida tiirarka ugu waaweyn ee xiriirku ku taagan yahay. Si la mida guddiyada kale ayaa waxaa gudidgan guddoomiye looga dhigaa xubin ka mida guddiga fulinta xiriirka.

Osman Jama Dira’

Guddoomiye

Hassan Mohamed Ali

Guddoomiye ku xigeen

Aweys Ahmed Jimaale

Xubin

Salad Osman Mohamed

Xubin

Saa’id Ahmed Abokar

Xubin

Ali Ahmed Mohamed

Xubin

Hassan Sheylilah Adde

Xoghaye

Scroll to Top