Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Guddoomiyaha xiriirka Mudane Cali Cabdi Maxamed ayaa galabta degmada Ceel Dheer ka daah furay…

 

 

Guddoomiyaha xiriirka Mudane Cali Cabdi Maxamed ayaa galabta degmada Ceel Dheer ka daah furay koob lagu xusayoGarsoore hore ee heer caalami AU Xuseen Maalin Bariir.

Tartanka waxaa ka qeyb galaya 4 kooxood oo ka dhisan degmada Ceel Dheer.

 

Waaxda warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Cagta.

Email:media@footballsomalia.so

 

Scroll to Top