Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Horseed oo uu hal ciyaaryahan Jaale ka qaatay 25-kii Janaayo

Cayaar dhex martay xiddigaha Horseed ‘Ex Feynuus’ iyo SITT 25-kii Janaayo ayaa waxaa kooxda Horseed jaale ka qaatay cayaaryahanka lagu magacaabo Bashiir Aadan Iimaan.

Daqiiqada uu cayaaryahankani jaalaha qaatay iyo numberka uu ka cayaaraba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hose.

HORSEED

Name Number    Date time Caution
Bashir Aden Iman 16  25 Jan 47th minute Yellow
Scroll to Top