Jubada Hoose
Gobalka Jubada Hoose waxaa uu ka qeyb galay tartankii cayaaraha 18-aad ee gobalada Soomaaliya ee …
•
October 24, 2015
Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya
Gobalka Jubada Hoose waxaa uu ka qeyb galay tartankii cayaaraha 18-aad ee gobalada Soomaaliya ee lagu qabtay Garowe intii u dhexeysay 15-31-kii December ee sanadkii 2010-ka.
Inkastoo gobalkani uu caan ku ahaa guul kasoo hoynta cayaaraha Gobalada Soomaaliya hadana nasiib darro tartankii 18-aad wuxuuka galay kaalinta 4-aad.
Gobalkan Jubada hoose waxaa tartankii 18-aad ee gobalada ku matalayay masuuliyiinta iy cayaartoidya magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:
| No | Magacaca | Masuuliyadda |
| 01 | Axmed Ruke Yuusuf | Maamule |
| 02 | Shariif Maxamed Abuukar | Maamule |
| 03 | Cabdow C/alla Beele | Tababarre |
| 04 | Maxamed C/aahi | Ciyaartoy |
| 05 | Maxamed Axmed Cirro | Ciyaartoy |
| 06 | C/casiis Maxamed Jaamac | Ciyaartoy |
| 07 | C/maan Daahir Maxamed | Ciyaartoy |
| 08 | C/maan Bedel Sugulle | Ciyaartoy |
| 09 | C/fataax Jaamac Cali | Ciyaartoy |
| 10 | Yuusuf Maxamed Cismaan | Ciyaartoy |
| 11 | Cabaas C/aahi Cali | Ciyaartoy |
| 12 | Deeq C/aahi Aaryo | Ciyaartoy |
| 13 | Caato Cabdi Jaamac | Ciyaartoy |
| 14 | Cali Faarax Dheere | Ciyaartoy |
| 15 | C/qaadir C./maan Ruhul | Ciyaartoy |
| 16 | Axmed Xaaji Cumar | Ciyaartoy |
| 17 | Janaale Ibraahim Janaale | Ciyaartoy |
| 18 | Muxsin Mumin Maqmaq | Ciyaartoy |
| 19 | C/qaadir Shubaye C/qaadir | Ciyaartoy |
| 20 | C/aahi Cabdi Xamdi | Ciyaartoy |