Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Kabtankii X.Qaranka Soomaaliya C/Qadir Gaduudoow oo ka dagay Talyaaniga.!!

Sababta keeneeysa in dadku ay tahriibaan ayaa ah raadinta nolol dhaanta midda hadda ka jirta wadanka Somalia..

Waayo wadanka Somalia wuxuu muddo 18-sano ku dhawaad ah uu ku jiraa dagaal aan kala go’ laheyn sidaad daraadeed qof kastaahi wuxuu u tahriibayaa halka uu is leeyahay waxaad ka heli kartaa nolol ka gedisan midda Muqdisho ka jirta.

Scroll to Top