Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Kooxda Savana oo uu jaale ka qaatay Jibriil Axmed Muuse cayaartii ay la yeesheen Elman 24-kii Janaayo

Cayaaryahan Jibriil Axmed Muuse oo numberka 20-aad uga cayaara naadiga Savana ayaa qaatay calaamada Jaalaha intii ay socotay cayaar naadigiisu galabta la yeeshay naadiga Elman.

Ganaaxa Jaalaha ah ee uu qaatay cayaaryahankan ayaa ku cad shaxda hoose.

Name Number Date Time Caution
Jibril Ahmed Muse 20 Jan 24 85thminute Yellow

Scroll to Top