Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed ayaa ka mid noqday xubnaha guddiga fulinta ururka Bariga & Bartamaha Afrika (CECAFA).

 

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed ayaa ka mid noqday xubnaha

guddiga fulinta ururka Bariga & Bartamaha Afrika (CECAFA).


Xubnaha shirweynaha caadiga ah ee CECAFA ayaa aqbalay soo jeedin ka timid Madaxweynaha CECAFA

(Wallace Karia) oo aheyd in Madaxweyne Cali Cabdi Maxamed uu ka mid noqdo xubnaha guddiga fulinta CECAFA.

Xubnaha Guddiga fulinta waxey ka kooban yahiin 6 xubnood oo laga soo xulay xubnaha ku mideysan ururka oo ah 12.

Scroll to Top