Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Tartanka Gobollada

Tartamada uu qabto xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta waxaa ka mid ah:
Tartanka Goballlada

Tartanka goballada waa sanadle waxaana ka qeyb gala dhamaan 18-ka gobal ee uu dalka Soomaaliya ka koobnan yahay.

Gobalada waxaa loo kala qeybiyaa ilaa iyo 5 Zone oo zone-kiiba ay kasoo baxaan laba gobal,iyadoo kadibna 10-kaa gobal loo qabto tartanka kama dambeynta ah oo hadba lagu marti geliyo gobalkii buuxiya shuruudaha looga baahan yahay marti gelinta wareega ugu dambeysa.

Shuruudahaas waxaa ka mida amaanka,dhaqaalaha, hoteelada,farsamada iyo garoomada.

Tartanka Goballada 2010

Standings

Regional Football Tournament 2010

PosClubMPWDLFAGDPts
1Banaadir6402149514
2Bari6411134913
3Nugaal54101411312
4Jubada Hoose63211513210
5Shabeelaha Dhexe42119907
6Mudug41124405
7Baay41218804
8Sool30035503
9Bakool312089-13
10Hiiraan312078-13
11Sanaag312046-23
12Galgaduud312037-43
13Gedo302157-21
14Shabeelaha Hoose202024-20
15Jubada Dhexe303029-70
Scroll to Top