Wafdi uu hogaminayo Guddoomiye xigenka XSKC oo ka qeybgalay Shirweynaha FIFA.

Wafdi xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay shirweynaha xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA.

Wafdiga oo ka koobnaa guddoomiye ku xigenka xiriirka Cabdullahi Sheeq Nuur, xubin guddiga fulin Cumar Maxamuud Nuur (Muganbe) iyo Xoghayaha Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya Yusuf Muxiyadin Axmed.

Waxaada Warfaafinta Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya.

Email: media@footballsomalia.so