Isku aadka Horyaalka Soomaaliya oo la sameeyay.

Waxaa goor dhaw la sameeyay isku aadka Somali Premier league, waxaana ka soo baxay kulamo aad u xiiso badan.

Horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta Soomaaliya fasalkiisa 2021-2022 ayaa si toos ah u bilaaban doona bisha Jun ee sanadkan 2022.

Toddobaadka ugu horeya ayaa sidaa loo ciyaari doonaa.

Dekedda vs Badbaado

Jeenyo Vs Raadsan

Saxafi Vs Midnimo

Horseed Vs Heegan

MCC vs Gaadiidka