XSKC oo shaaciyay xiliga uu furmaayo horyaalka heerka sedexaad.

Gudiga tartamada xiriirka Soomaaliyed ee Kubadda cagta ayaa shaaca ka qaaday xiliga uu furmaaayo tartanka heerka sedexaad ayaa lagu wada inuu furmo 20 bisha aan ku jiro ee may.

Tartankaan oo ah mid sanadle ay ka qeybgali doonaa todobo kooxood.