Madaxweynaha XSKC oo kulan afur ah u sameyay Guddoomiyaha Kooxaha.

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Cali Cabdi Maxamed ayaa Caawa kulan afur ah ugu sameeyay magaalada Muqdisho Guddoomaiyaha Kooxaha.

Kulanka ayaa la isku weydaaraaday xaalada guud ee kubadda Cagta oo ay mudooyinkii dambe hakad ku yimid, iyo sidii loo dardar galin lahaa tartamada kala duwan ee uu qabto xiriirka kubadda cagta Soomaaliya.

Waxaada Warfaafinta Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya.

Email: media@footballsomalia.so